Watch videos with subtitles in your language, upload your videos, create your own subtitles! Click here to learn more on "how to Dotsub"

Hitlar oo ka hadlaya qaraxii Muqdisho

0 (0 Likes / 0 Dislikes)
Mudane Madaxweyne Qarax weyn baa Xamar ka dhacay Maanta Wuxuu ka dhacay Hotel shaamoow ee koonfurta Magaladda gaar ahaan agagaarka Zope Wuxuu qaraxu ka dhacay Xaflad qalin jabin waxaana Ku dhintay dhawr qof dad badana way ku dhaawacmeen. Taasoo kale Waligeed Xamar way ka dhici jirtay.maxaa kale? Mudane Madaxweyne Jaalle Waxaa ku dhintay sadex wasiiradeena ah iyo 12 arday iyo saxafiyiin. Khasaaradu aad bay u weyntahay Hasoo haraan kaliya gudiga nabadgalyada iyo madaxa ciidamada iyo booliska inta kale banaanka. Iimaanka alla idinka qaad!Qaab daranaa wuxu. halkanaad ii calool wayntihiin, Waxay sumcadeenu ku baaba’day gudo iyo dibadba, Waxad iska celin kari la’dihiin Alshabaab iyo qolo mooryaan ah Dooliyaal camal Waxaad ku soo aruurteen madaxtooyada iyo afar xaafadood oo Magalada Waxaan ugu soo shekeyay beesha caalamka inaan Alshabaab boorkooda la kicin doono, markaasaad warkan liita iila soo galaysaan, Mundane ciimadeenu qaajay u dhimanayaan. Gaajo iyo macaluul ilaahay kugu dil bakhti yohow bakhtigu dhalay Ciidanka intiisa badan qaraab uu raadsadaa. War wuxuu igu meermeersanayo bal eega ,laakiin anaa ciidan bakhti ah isku haleeyay Hus Waryaa intaan ana meelahaa idiin soo dawarsanayay oo dhar iyo cunto aan idiin soo baryay ayay alshabaabna shacabkii daango camal u dubaysay ,balaayo feero qanyaxsan Idinkaa isku keenay waxmatarayaalyohow Alshabaab kismaayo ilaa Baladweyne intay ku xaragoonayeen markii danbanna dumar rajabeetadooda ay shaqo ka dhigteen Maxaad Hayseen? Markaad ka diiri way seen ayay dalka caruutii u soo baxaysay iyo wasiiradii loo soo dhigtay. Alla calool xumo badanaa War miyuuna dalkani dad lahayn ?waxa ku ciyaraya Alshabab oo duli ah Walaahi waa wareer! Ragii aan isla qaxweyn jirnay ee qandaraaska soo wada qaadanay ayaan ka seexan la’hay oo fooridoodaa feeraha ila xanuunjinaysaa Idinkana i maqla Waxaabad ka badin la’dihiin dukaan dhacoow iyo qaraab raadis hadaan ana qaraab raadiyo idinkana qaraab raadsataan wadanka dhexdiisa dhiig malagu qooynaayoo waxaas ma soconayo Aduunkii oo dhan baa sheeko naga dhigtay oo waan sharaf beelnay bakhti yohow Sharafteena shaati baan siisanay Abaayo Aamus caloosha hana hurinin Waxaan iska ahaa macalin Dugsi 150$-kayga aan khabawga ku qaadanaayay oon qaraha qabaw ka cabaayay aa lay qaatay Sharaf daraa soo socota Miinada mininkiina ku suga Alshabaab sharaflaay sheekeey soo wadaa . Ninkastana Janno iyo Jixiimo Meeshuu Galaayo Allaa Og. CAFI IYO MASAAMAX!

Video Details

Duration: 3 minutes and 59 seconds
Country: Germany
Language: English
Genre: None
Views: 233
Posted by: daruur0haraadsan on Dec 6, 2009

waa hitlar oo canaanaya gudiga nabadgalyada muqdisho

Caption and Translate

    Sign In/Register for Dotsub to translate this video.